Muuse Biixi oo la kulmay xubno katirsan Gollaha Ammaanka Qaranka Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Sar-sare oo ka Socota Golaha Amaanka Qaranka Ee Maraykanka   Washington D.C-15-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka … Continue reading Muuse Biixi oo la kulmay xubno katirsan Gollaha Ammaanka Qaranka Maraykanka (Sawirro)